Madaxweyne caan ah oo dalbaday Daawo dhireed uu sheegay in lagu daweyn karo Caronavirus !!

Cudurka Caronavirus ee kusii faafaya dunida ayaan wali si rasmi ah loogu helin daawo rasmi ah oo ka daweeneysa dadka uu ku dhaco, waxaana dhaqaatiir iyo shirkado waa weyn ku hoolan yihiin sidii daawo iyo talaal loogu heli lahaa cudurkan dunida dhibaateeyay. Madaxweynaha dalka Tanzania, John Magufuli, ayaa kamid ah dadka aaminsan in cudurkan lagu … Continue reading Madaxweyne caan ah oo dalbaday Daawo dhireed uu sheegay in lagu daweyn karo Caronavirus !!